Wasiirka Deegaanka Somaliland oo Ka Warbixisay Shir Caalami Ah oo Ay Kaga Qayb Gashay Dalka Mareykanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Deegaanka Somaliland oo Ka Warbixisay Shir Caalami Ah oo Ay Kaga Qayb Gashay Dalka Mareykanka
October 2, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada deegaanka iyo horumarinta deegaanka Somaliland Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil “Baandare” ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay kadib markii ay shir caalami ah oo lagag hadlayo cimilada adduunka kaga qayb gashay dalka Mareykanka, Iyadoona faah-faahin ka bixisay waxyaabihii lagaga hadley shirka iyo safaro ay ku soo martay wadamo kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS