Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Gaadhay Magaalada Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Gaadhay Magaalada Gabiley
October 3, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire ayaa waxa uu maanta gaadhay magaalada Gabiley isagoo kormeeray xarun kor loogu qaadayo xirfada dhalinyarada oo laga hir geliyay gobolka Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS