Djibouti (WJN)- Wasiirka arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire oo ay wehelinayaan masuuliyiin ka socda wasaarada arrimha dibada ayaa waxa ay maanta u anbabaxeen wadanka Jabuuti. Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Jabuuti Ambasador Cabdifataax Siciid Axmed ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyay ujeedka waftigan iyo mudada ay Jabuuti joogi doonaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka