Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo Faah-faahin Ka Bixiyay Ujeedka Socdaal Uu Ku Joogo Kenya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo Faah-faahin Ka Bixiyay Ujeedka Socdaal Uu Ku Joogo Kenya
October 26, 2018 - Written by Reporter:

Nairobi (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyay ujeedka socdaal uu joogo magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Dhinaca kale Wasiir Sacad Cali Shire ayaa waxa uu ka warbixiyay kulamo gooni gooni ah oo uu la qaatay dhigiisa Wasiirka arrimaha dibada Kenya, hogaamiyaha aqlabiyada Baarlamaanka Kenya iyo dublamaasiyiin kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS