|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirada Hawlaha Guud iyo Beeraha oo Si Rasmi Ah Xilkii Ugu Kala Wareejiyay Maayarka Cusub ee Boorama iyo Maayarkii Hore
October 4, 2018 - Written by Reporter:Borama (WJN)- Wasiirada wasaaradaha Hawlaha guud iyo Beeraha Somaliland ayaa waxa ay maanta si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyeen Maayarkii hore degmada Boorama Maxamed Xuseen Maydhane iyo Maayarka cusub Saleebaan Xasan Xadi. Munaasibadan xilka lagoo kala wareejinayo oo ka dhacday xarunta dowlada hoose ee Boorama ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiiro, Waxgarad, Odayaal, Xildhibaano, Siyaasiyiin, Aqoonyahano iyo Taliska guud ee ciidamada Booliska.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Aqoonyahan Jamaal cali xuseen oo si Adag Uga Hadlay Digreeto Uu Madaxweyne Siilaanyo Xalay S... Waxaa La Gaadhay Waqtigii La Qiimayn Lahaa Kaalinta Ay Kaga Jiraan Masuuliyiinta Iyo Siyaasiyiinta G... DAAWO; Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo ka Jawaabay Sababta Madaxwayne Siilaanyo Xilka U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|