Wasiirada Ciyaaraha iyo Arrimaha Gudaha oo Dhagax Dhigay Garoonka Cabdi Bile ee Magaalada Laascaanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirada Ciyaaraha iyo Arrimaha Gudaha oo Dhagax Dhigay Garoonka Cabdi Bile ee Magaalada Laascaanood
October 8, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxmed oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxmed Kaahin Axmed iyo Guddoomiyaha golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa ay maanta si wada jir ah u dhagax dhigeen dhisme cusub oo lagu daray garoonka kubada cagta ee Cabdi Bile Cabdi ee magaalada Laascaanood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS