Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland oo Ka Jawaabtay Eedaymo Loo Soo Jeediyey | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland oo Ka Jawaabtay Eedaymo Loo Soo Jeediyey
October 4, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Waxbarashada Somaliland iyo masuuliyiinta Wasaaradaasi oo si wada jir ah Shir jaraa’id ugu qabtay xafiiska wasaaradaasi ayaa waxa ay kaga hadleen deeqo waxbarasho ay dhawaan Arday reer Somaliland ahi ku tageen dalka Itoobiya iyadoo deeqdaasi ay cabasho xoogan ka muujiyeen qaar ka mid ah gobolada dalka, Iyagoo beeniyay eedaymo uga yimi qaar ka mid ah goboladaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS