|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Hadashay Dhibaatada Telefonada Gacantu Ku Hayaan Imtixaanka, Soona Bandhigay Tirada Mobilada Ay Soo Qabteen.
October 15, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Wasiirka wasaarada waxbarshada somaliland oo uu weheliyo gudoomiyaha imtixaanaadka qaranka somaliland oo iswada jir ah uga hadlay dhibaatada ay xiliyada imtixaanaadka ay ku hayaan telefonada gacanta iyagoo soo bandhigay tirada mobile ee ay qabteen wakhtigii uu imtixaanku socday Sidoo kale gudoomiyaha imtixaanaadka qaranka ayaa shaaciyay tirada mobilada ay qabteen iyo inta gobol kasta laga soo qabtay, Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan. Related posts:MAAMULKA PUNTLAND Oo Si Taxadar Leh U Aastay Qof Looga Shakisan Yahay In Uu U Geeriyooday Cudurka Co... Weedhihii Laga Guntay Gudoomiye Muuse Biixi Ee Ku Aadanaa Siyaasiyiinta Reer Gabiley Oo u Muuqda K... DEG DEG :- MAXKAMDA SARE EE SOMALILAND OO MUDEYSAY WAKHTIGA AY GO,AAN KA SOO SAARI DOONTO KHILAAFKA ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|