|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Hadashay Dhibaatada Telefonada Gacantu Ku Hayaan Imtixaanka, Soona Bandhigay Tirada Mobilada Ay Soo Qabteen.
October 15, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Wasiirka wasaarada waxbarshada somaliland oo uu weheliyo gudoomiyaha imtixaanaadka qaranka somaliland oo iswada jir ah uga hadlay dhibaatada ay xiliyada imtixaanaadka ay ku hayaan telefonada gacanta iyagoo soo bandhigay tirada mobile ee ay qabteen wakhtigii uu imtixaanku socday Sidoo kale gudoomiyaha imtixaanaadka qaranka ayaa shaaciyay tirada mobilada ay qabteen iyo inta gobol kasta laga soo qabtay, Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan. Related posts:Daawo: “Somaliland Iyo Soomaaliya Waxaa Waajib Ku Ah Arimaha Dhexdooda Yaala In Si Walaal Tinimo Ah ... Daawo: Maareeyaaha Dekedaha Somaliland oo Faah-faahin Ka Bixiyay Dooni Ay Soo Iibsatay Dekeda Berber... Ceerigaabo Oo si rasmi ah Looga Bedelay Lacagtii Shilinka Somaliga iyo Lacagta Somaliland Shillin... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|