Xukuumada Somaliland oo Dib Ula Wareegtay Daabacaada Liisamada Gaadiidka, Buugta Gaadiidka, Baasaboorada, Wada-marista iyo Stamp tax | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Dib Ula Wareegtay Daabacaada Liisamada Gaadiidka, Buugta Gaadiidka, Baasaboorada, Wada-marista iyo Stamp tax
October 3, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa waxa ay soo saartay Wareegto ay ku  wareejinayso Madbacada Qaran Daabacaadda Liisamada Gaadiidka, Buugta Gaadiidka, Baasabooradda, Wada-marista iyo Stamp tax, arimahaasi oo xukuumadii hore ee Siilaanyo ay dad gaar ah gacanta ugu galisay.

Halkan hoose ka akhriso wareegtada,

maalityada Maaliayada2 Maaliyada3

 

 

COMMENTS
LINKS