Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland
October 7, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo lala yeeshay warasyi xaasaasiya oo dhinacyo badan taabanaya ayaa waxaa uu kaga hadley arrimo door ah oo ay ka mid yihiin qabsoomida Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka iyo Saami qabsiga kuraasta, Shir beeleedyada, Isbedelada ka socda wadamada Geeska Afrika iyo hogaaminta Madaxweyne Muuse Biixi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS