“Somaliland Waxay Noqon Mid La Kala Leeyahay Ama Mid La Kala Naxayo”.Siyaasi Cali Canter | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Somaliland Waxay Noqon Mid La Kala Leeyahay Ama Mid La Kala Naxayo”.Siyaasi Cali Canter
October 28, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha gudidda anshax marinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Siyaasi Cali Canter ayaa waxa uu si adag uga Hadley xaalada magaalada Laascaanood gaar ahaan deegaanadii ay ka dhaceen dagaal beeleedyadu, Isagoona xukuumada ku eedeeyay inay dhayal satay arrintaasi.

Siyaasi Cali Canter ayaa waxa uu dhinaca kale ka Hadley buug uu qoray hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, Waxaana uu sheegay in aanay haboonayn xiliga uu buuga ku soo bandhigay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS