“Somaliland Waa Meel Xiiso Leh, Waana Dal Ammaan Ah..”.Mareeyaha Dp World | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Somaliland Waa Meel Xiiso Leh, Waana Dal Ammaan Ah..”.Mareeyaha Dp World
October 25, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Maareeyaha Shirkada Dp World Axmed Bin Saleyman oo ay waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Telefiishanka CNN ayaa waxa uu kaga waramay maalgashiga Dekeda Berbera ee Somaliland isagoona sheegay in ay Somaliland tahay meel xiiso leh oo amaan ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/4EJ5E_Uwy0Y

COMMENTS
LINKS