Somaliland oo Samaynaysa Siyaasada Maalgashiga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland oo Samaynaysa Siyaasada Maalgashiga
October 30, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasaarada horumarinta Maalgashiga Somaliland ayaa waxa ay maanta magaalada Hargeysa ay ku qabatay shirka wadatashiga qabyo qoraalka Siyaasada qaran ee Maalgashiga.

Shirkan oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiinta Wasaaradaha dalka ayaa waxaa lagu gorfaynayay nuqulka qabyo qoraalka Siyaasada dhinaca Maalgashiga ee ay Wasaaradu soo diyaarisay.

Agaasimaha wasaarada Maalgashiga Axmed Abokor ayaa waxa uu ugu horayn faah-faahiyay mihiida ay leedahay in la helo siyaasada Maalgashiga Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/YugFc-J4Hzc

COMMENTS
LINKS