Somaliland oo Heshiis La Gashay Shirkad Soo Saari Doonta Milixda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland oo Heshiis La Gashay Shirkad Soo Saari Doonta Milixda
October 2, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta maalgashiga Somaliland Maxamed Axmed Cawad ayaa waxa uu maanta heshiis rasmi ah la galay shirkad soo saari doonta milixda iyo calafka xoolaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS