|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasiyiinta Ka Shaqaynaysa Wiiqista Gooni Isu Taaga Jamhuuriyada Somaliland!
October 7, 2018 - Written by Editor:Waxaynu nahay bulsho dhibaata badan usoo martay gooni isu taaga jammhuuriyada Somaliland, walina waxaa inaga muuqda boogihii ay inagu rebeen rajiimkii aynu is raacnay 1960. Inta badan bulshada jamhuuriyada Somaliland waxay ku adkaysanayaan ka mira dhalinta qadiyada gooni isu taaga jamhuuriyada Somaliland. Ka madaxwayne mustaqbal ahaan dulucda qoraalkaygu wuxuu yahay wararka soo baxay, kuwasoo ah kuwa isa soo taraya in laga hadlaana ay waajib inagu tahay, bulshadana ay tahay inaynu u iftiimino,
hadalkana wuxuu keenay shaki laga shakiyay siyaasiyinta ay umadani ka eegaysay inay ka mira dhaliyaan gooni isu taaga ay doonayaan.
Guntii iyo gunaanadka ka madaxwayne mustaqbal ahaan waxaan ugu baaqayaa siyaasiyinta ay qusayso qoraalkan inay qataan dareenka bulshada ay siyaasiyiinta u tahay, dareenkasina ay kula shaqeyaan QALINKII MAXAMED OSMAN HAJI Related posts:Talo-bixin Ku Saabsan Isku Shaandhaynta La-filaayo In Madaxweyne Biixi Golahiisa Xukuumada Ku Sameey... “Madaxwayne Waa In Aynaan Aduunka Is Barbar Dhigin, Hadii Aynaan Khilaafyada Waxba Ka Baranayn Inagu... TACSI Dhamaan Hoganka Xusbiga kulmiye Waxay tacsi u dirayaan marxuum Chief Caaqil Cabdi Maxamed Ciga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|