|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Canter oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Eedeeyay In Uu Bulshada Kala Qaybinayo, Soona Bandhigay Galdaloolooyin Ka Muuqday Khudbadiisii
October 22, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Siyaasi Cali Canter oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu ka hadley muranka xoogan ee u dhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada ee ku aadan qabsoomida doorashooyinka iyo dedelka xubnaha Koomiishanka. Siyaasi Cali Canter oo waraysi gaara siiyay Shabakada Wararka Wajaalenews ayaa waxa u Madaxweyne Muse Biixi ku eedeeyay in uu kala qaybinayo bulshada Somaliland, Isagoona soo bandhigay gal-daloolooyin ka muuqday khudbadiisii. Dhinaca kale Siyaasi Cali Canter ayaa waxa uu Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ugu baaqay in uu jawaab deg deg ah ka bixiyo hadal uu Madaxweyne Muuse Biixi ku duray xisbiga Waddani.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Oo Fariintii Ugu Adkayd U Diray Xukuumadda , Kana Hadley Saldhiga Milita... DAAWO :- Maamulka Gobolka Gabiley Oo Maanta Dhagax Dhigay Dhismaha Xayndaabka Lagu Wareejinayo Xabaa... Daawo: Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Furay Shirkii 33-Aad Ee Golaha Sare Ee Dallada Dhalinyarada ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|