|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo Ka Hadley Xilka Qaadistii Jaamac Shabeel iyo Is-barbardhig uu Ku Sameeyay Komiishanka Xiligan iyo Kii Hore
October 7, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar “Cabdilaahi Jawaan” oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee xibsiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu ka hadley khilaafka ka dhex aloonsan xisbiga Kulmiye iyo xilka qaadistii gudoomiyihii golaha dhexe ee Xisbigaasi Jaamac Shabeel. Sidoo kale Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa waxaa uu ka tibaax bixiyay islamarkaana uu is-barbardhig ku sameeyay farqiqa u dhexeeya Koomiishankii hore iyo Koomiishanka wakhtigan jooga. Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Ururka Taakulo Xisbiga Kulmiye Ee Tog-Wajaale Oo Hambalyo U Direy Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Talaab... DAAWO;-Falanqaynta Safarkii Madaxayne Biixi Ee Dalka Jabuuti Iyo Nuxurka Hadal Kasoo Yeedhay Oo Buls... DAAWO; Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) Oo ka Hadlay Xuskii 26 June 2017 Iyo Aqoon La,aanta Mad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|