Gabiley (WJN)- Maamlka iyo masuuliyiinta gobolka Gabiley ayaa waxa ay maanta deeq sibidh ah oo loogu tala galay dhismaha dayrka New Gabley kala wareegtay shirkada Shirkada Dahabshiil qaybteeda magaalada Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka