|
|||||
WAJAALE NEWS
Sacuudiga oo Qiraal Kale Ka Sameeyay Dilka Jalam Khashoqji
October 25, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Dilka Jamaal Khashoqji “waa la sii qorsheeyay” sida uu sheegay dacwad oogaha dalka Sacuudiga, sida ay ku warrantay warbaahinta dawladda. Macluumaadkan ayaa ka yimid guddi wada jir ah oo Turki iyo Sacuudiyaan ka kooban, sida ay ku warrantay warbaahinta Ekhbariya. Waxay sidoo kale sheegeen in dacwad oogeyaashu ay su’aalo waydiiyeen dadka laga shakisan yahay iyaga oo baadhitaan labo geesood ah samaynaya. Dawladda Sacuudi Carabiya ayaa markii hore diiday in ay wax ka ogtahay meesha uu ku dambeeyay saxafiga oo la waayay 2 bishan October.
Related posts:Daawo:Wasiir Cakuse Oo U Qiilwaayay Dhoofka Xoolaha Soomalida Ee Xayiran Iyo Mudo Kordhinta Xukuumad... Daawo:Hogaamiye Cali Khaliif Galaydh Oo Taxay Shuruudo Door ah Oo Uu Ku Xidhayo Wada Hadlaka U Dhexe... Wasiirka Biyaha Oo Kormeer Ku Tagay Magaalada Tog Wajaale, Kana Hadlay Halka Ay Marayso Biyo Galintu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|