|
|||||
WAJAALE NEWS
“Qolada Subeer Awal Raga Makala Reebaan, Muuse Biixina Waa Kuwii Raga Ka Reebi Kari Waayay”.Buur-madoow
October 1, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Boqor Cismaan Aw-maxamuud “Buurmadow” oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madal lagu cumaamadayay musharax Cabdilaahi Ubax oo isu soo taagay jagada Xildhibaanimo ee golaha deegaanka Hargeysa ayaa waxa uu kawaramay shaqsiyada uu ka yaqaan iyo taariikhda Cabdilaahi Ubax. Sidoo kale Boqor Buurmadoow ayaa waxa uu sheegay in Beesha Subeer Awal aanay raga kala reebin oo Madaxweyne Muuse Biixiba ay ragii ka reebi kari waayeen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Daawo: “Dhariba Ninka Ugu Dhaw Ayaa Lafta Kala Baxa Qofka Ugu Horeeya Ee La Baxaya Ayaan Ahay”.Sulda... "Abaalmarinta Waxaa la Igu Siiyey Shaqadii Is-xilqaanka Ahayd Ee Aan Isku xilqaamay, Si Aan Hooyooyi... DAAWO;-Xisbiga Kulmiye Oo Amaro Culus Kasoo Saaray Dadka Calanka Xisbiga Sifo Khaldan U Isticmaalay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|