Qaramada Midoobay oo Mashaariico Ka Fulinaysa Deegaanadii Ay Ku Dhufatay Dufaantii Sagar | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaramada Midoobay oo Mashaariico Ka Fulinaysa Deegaanadii Ay Ku Dhufatay Dufaantii Sagar
October 3, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici Saylici ayaa waxa uu maanta daah-furay kulan lagu qorshaynayo fulinta mashaariico laga fulinayo deegaanadii ay ku dhufatay duufaantii Sagar.

Mashaariicahan laga fulinayo deegaanadii waxyeeladu ka soo gaadhay duufaantii sagar ayaa waxa Somaliland ka caawinaysa Qaramada Midoobay iyadoo ay fulinayaan lix Hay”addood oo isugu jira qaar caalamiya iyo qaar maxaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS