Muwaadin Reer Gabiley Ah Oo Geel Iyo Shini Meel Ku Wada Dhaqa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muwaadin Reer Gabiley Ah Oo Geel Iyo Shini Meel Ku Wada Dhaqa.
October 30, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N)  Mawliid  Nuur Cumar waa  muwaadin  reer somaliland ah oo ku nool gobolka gabiley isla markaana galbeed ka magaalada gabiley ku leh goob lagu xanaaneeyo shinida iyo geela kuwaasi oo isla goob kuwada dhaqan.

Beer Shini

Habada Muwaadinkan oo waraysi lalayeeshay ayaa ka warbixiyay sida uu goob kaliya ugu wada dhaqo geela iyo shinida.

Halkan Kaga Bogo Warbixintan Oo Xiiso leh;

COMMENTS
LINKS