Murashax Ku-xigeenka Xisbiga Ucid oo Dhaliilay Siyaasada Arrimaha Dibada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Murashax Ku-xigeenka Xisbiga Ucid oo Dhaliilay Siyaasada Arrimaha Dibada Somaliland
October 22, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Axmed Cabdi Muuse “Abyan” ayaa waxaa uu ka warbixiyay socdaal ay masuuliyiin ka kala socda sadexda xisbi ee Kulmiye, Waddani iyo Ucid ay ku tageen dalka Kenya, Waxaana uu sheegay in ay kulamo la qaateen masuuliyiinta xisbiyada ee dalka Kenya, Isagoo dhaliilay siyaasada arrimaha dibada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS