Hargeysa (WJN) – Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Axmed Cabdi Muuse “Abyan” ayaa waxaa uu ka warbixiyay socdaal ay masuuliyiin ka kala socda sadexda xisbi ee Kulmiye, Waddani iyo Ucid ay ku tageen dalka Kenya, Waxaana uu sheegay in ay kulamo la qaateen masuuliyiinta xisbiyada ee dalka Kenya, Isagoo dhaliilay siyaasada arrimaha dibada Somaliland.