|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxamed Xaashi Cilmi oo Ka Digey Shir Ka Dhan Ah Somaliland oo Ay Wado Hay”adda UNDP
October 4, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Eng, Maxamed Xaashi Cilmi ayaa waxa uu ka digay shir ka dhan ah Somaliland oo ay wado Hay”adda UNDP Shirkan oo loogu magac daray Somali Stim oo loogu tala galay in uu ka dhaco todoba magaalo iyadoo lagu soo daray magaalada Hargeysa, Halka lixda magaalo ee kalena ay ku yaalaan Soomaaliya. Dhinaca kale Eng, Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Waxa uu tilmaamay in shirkani khatar ku yahay qaranimada Somaliland, isagoo fariin u diray Xukuumada Somaliland iyo cidkasta oo ka hortagi karta Shirkaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Qaraar Kasoo Saartay Xeerka Muranku Ka Dhashay No;14 Iyo Qodobada Ay Go,aam... Madaxwaynaha Oo Ku Fool Leh Gabiley Iyo Dadwaynaha Oo Ka Cadhaysan Baabin Ay Dawlada Hoose Ku Wado ... “Waxaan Soo Jeedinayaa In La Wada Hadlo, Laysku Tanaasulo Sidii Sunaha Somaliland Ahayd”Gudoomiyaha ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|