|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Baanka Dhexe ee Somaliland oo Ka Hadlay Nidaam Cusub oo Lagu Soo Kordhiyay Banka
October 7, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Masuuliyiinta Baanka dhexe ee Somaliland ayaa waxa ay ka hadleen nidaam cusub oo lagu soo kordhiyay waaxda shaqaalaha ee Baanka dhexe. Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim “Baqdaadi” ayaa waxa uu ka waramay ujeedada nidaamkan cusub iyo faa,idada uu u yeelan doono shaqaalaha Baanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|