Madaxweynaha Somaliland oo Gurigiisa Ku Booqday Cumar Carte Qaalib | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Somaliland oo Gurigiisa Ku Booqday Cumar Carte Qaalib
October 25, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Madaxweynaha Jmahuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta booqasho ugu tagay odayga ruug cadaaga ah ee Cumar Carte Qaalib hoyga uu ka dagan yahay magaaladda Hargaysa, siyaasigan oo wakhti dheer ku soo jiray saaxadda siyaasada, door weyna ku lahaa dib u dhiskii dalka Somaliland, ayaa sidoo kale qayb ka ahaa hirgelinta nidaamka axsaabta badan ee ururada siyaasada Jamhuuriyadda Somaliland, isagoo ka mid ahaa hoggaamiyeyaashii ururadii wakhtigaasi la aas-aasay ee u tartamay xisbiyada qaranka Somaliland.

Cumar Carte1 Cumar Carte2 Cumar Carte3 Cumar Carte4 Cumar Carte5Muuse Biixi1 Muuse2 Muuse 3 Muuse5 Muuse6 Muuse7

COMMENTS
LINKS