Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Shir Wadatashi Ah La Yeeshay Qaybaha kala Duwan Ee Bulshada Magaalada Jig Jiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Shir Wadatashi Ah La Yeeshay Qaybaha kala Duwan Ee Bulshada Magaalada Jig Jiga.
October 14, 2018 - Written by Editor:

JIG JIGA (W,N) Madaxwaynaha ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa shir wadashati ah kula yeeshay magaalada jig jiga qayabaha kala duwan ee deegaanka.

Shacabka DDS

Shirkan ayaa waxaa kasoo qaybgalay odyaasha waxgaradka  deegaanka somalida kaasi lagaga hadlayay arimo khuseeya nabadgalada iyo sidii looga wada qaybqaadan lahaa guud ahaan arimaha deegaanka ka taagan,

ISMAAMULKA ITOOBIYA

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/d2cZKjrCyVA

COMMENTS
LINKS