Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Kulan La Yeeshay Gudida Fulinta Jabhada ONLF | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Kulan La Yeeshay Gudida Fulinta Jabhada ONLF
October 26, 2018 - Written by Reporter:

Addis Ababa (WJN)- Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar oo ay weheliyaan xubno ka tiran xukuumadiisa ayaa waxa uu magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya kulan kula qaatay gudida fulinta Jabhada ONLF.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/LaIQ-UbR9yQ

COMMENTS
LINKS