Madaxweynaha DDS oo Ka Waramay Waxyaabihii U Qabsoomay Xukuumadiisa iyo Dhibaatooyinkii Deegaanku Ku Jiray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha DDS oo Ka Waramay Waxyaabihii U Qabsoomay Xukuumadiisa iyo Dhibaatooyinkii Deegaanku Ku Jiray
October 12, 2018 - Written by Reporter:

Jig Jiga (WJN)- Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar ayaa waxa uu ka warbixiyay shirwayne uu kaga qayb galay magaalada Addis Ababa iyo kulamo gooni gooni ah oo uu la qaatay madaxda ugu saraysa dalka Itoobiya.

Dhinaca kale Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar ayaa waxa uu ka waramay waxyaabihii u qabsoomay xukuumadiisa iyo dhibaatooyinkii kala duwanaa ee uu ku jiray deegaanku.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/oYbOBYxp4cI

COMMENTS
LINKS