|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha DDS oo Ka Waramay Waxyaabihii U Qabsoomay Xukuumadiisa iyo Dhibaatooyinkii Deegaanku Ku Jiray
October 12, 2018 - Written by Reporter:Jig Jiga (WJN)- Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar ayaa waxa uu ka warbixiyay shirwayne uu kaga qayb galay magaalada Addis Ababa iyo kulamo gooni gooni ah oo uu la qaatay madaxda ugu saraysa dalka Itoobiya. Dhinaca kale Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar ayaa waxa uu ka waramay waxyaabihii u qabsoomay xukuumadiisa iyo dhibaatooyinkii kala duwanaa ee uu ku jiray deegaanku.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/oYbOBYxp4cI Related posts:Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In La Xidhay Qoyska Wasiirkii H... Safiirka Maraykanka u fadhiya Nariobi Ayaa ku Baaqay In Xasilooni lagu Soo Dabaalo Arrimaha Gobol... DAAWO " Waxaanu Doonaynaa Inaanu Aqoon Wax Ku Badelno Oo Aan Far-Hunguri Dambe Umada Lagu Hogaamin... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|