Madaxwayne kuxigeenka Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo ka Warbixiyay Shir Magaalada Jig jiga loogu Qabtay Maamulada Cusub Degmooyinka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne kuxigeenka Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo ka Warbixiyay Shir Magaalada Jig jiga loogu Qabtay Maamulada Cusub Degmooyinka.
October 11, 2018 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N) Maamulada cusub ee degmooyinka ismaamulka somalida itoobiya ayaa waxaa magaalada jig jiga loogu qabtay shir lagaga arin sanayayhawlgalinta Maamulada cusub ee degmooyinka.

Waxaana shirkan ayaa  kasoo qaybgalay madaxwayne kuxgeenka iyo  xubnihii kasoo qayb qaatay dhismaha maamulada cusub.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/aBG3iZ0dc3g

COMMENTS
LINKS