|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayerka Caasimadda Hargeysa oo Kulan Xogwaraysi Ah La Qaatay Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Jsl Kana Waramay Qorsheyaal Kala Duwan.
October 8, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Maayarka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” oo maanta hortagay gudida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland ayaa waxa uu sheegay in aqalka Madaxtooyada Somaliland laga rarayo magaalada isla markaana laga dhisi doono degaanka Xaraf ee galbeedka magaalada Hargeysa halkaas oo iminka dhismihiisa ay ka wadaan ciidanka qaranka Somaliland. Sidoo kale Maayarka Hargeysa ayaa waxaa uu sheegay in Xarunta guurtida laga dhisi doono koonfurta magaalada halka wakiillada laga dhisayo bariga magaalada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Daawo: Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Oo Dood Kulul Ka Yeeshay Aqoonsigii Magaalooyinka Cardiff ... “Siyaasada Waxaa Soo Gala Qof Doonaya In Uu Tijaar Noqdo, Meeshuna Ganacsi Maaha”Garyaqaan Guuleed D... Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Lafilayo In Maalinta Bari Ah Ku Dhawaaqdo Natiijada Imtixaanka Shahaad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|