|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Hargeysa oo La Ku Kulmay Gudida Dib U Casriyaynta Magaalada iyo Abaalmarin Uu Gudoonsiiyay Kooxda Kubada Cagta Dowlada Hoose
October 2, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” ayaa waxa uu maanta kulan la qaatay gudida dib u casriyaynta caasimada iyo Hay”addaha gacanta ku haya. Kulankan oo ay goob joog ka ahayeen qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka Hargeysa ayaa waxaa ka warbixiyay Maayarka Caasimada Hargeysa. Sidoo kale Maayarka Caasimada Hargeysa ayaa waxa uu abaalmarin gudoonsiiyay Kooxda kubada Cagta eek u ciyaarta magaca Dowlada Hoose oo ku guulaystay koobkii loo qabtay kooxaha ka dhisan Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:DAAWO ; Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo Madax Dhaqameedka Ugu Baaqay In Joojiyaan Ololaha... “Waxaana Dhici Karta In Golaha Guurtidu Ay Go’aankoodii Hore Ku Adkaystaan, Iyo Inay Doorashooyinka... Deg Deg :- Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Oo Ka Hadlay Odayaal Shalay Maayir Doortay Oo La Xidh Xid... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|