Hargeysa (WJN)- Maayarka cusub ee magaalada Boorama Saleebaan Xasan Xadi ayaa waxa uu ka jawaabay hadal maalintii shalay ahayd kasoo yeedhay xildhibaan Dheerayste oo ka mid ah golaha deegaanka Boorama kaas oo sheegay in uu yahay Maayarka rasmiga ah ee ay doorteen golaha deegaanku.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka