Maareeyaha Hay’adda Wadooyinka Somaliland oo Kormeeray Jidka Isku Xidha Hargeysa iyo Kalabaydh | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maareeyaha Hay’adda Wadooyinka Somaliland oo Kormeeray Jidka Isku Xidha Hargeysa iyo Kalabaydh
October 27, 2018 - Written by Reporter:

Kalabaydh (WJN)- Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka Somaliland Cismaan Sheekh Cabdi ayaa waxa uu maanta kormeer ku tagay jidka isku xidha magaalooyinka Hargeysa iyo Kalabaydh oo dib u habayn lagu samaynayo.

Kormeerkan Maareeyaha Hay”adda Wadooyinku ku soo maray jidadkaasi ayaa waxa ku wehelinayay Maamulka iyo Masuuliyiinta gobolka Gabiley iyo Hay”adda dayactirka tirka ku samaynaysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS