|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulkii Farmaajo waxa uu taageeray oo uu si xaq-darro ah u garab istaagay gardarrada dhagarta ah ee loo geystay Wariye Jamal Khashoggi.
October 15, 2018 - Written by Reporter:Muqdisho waxa ay u xaglisay Sucuudi eedaysane ah, waxana ay ka xaglisay Turki oo dhibbane dalkiisa cid la gu waxyeelleeyey ah. Waxa la yidhi “doqon ha u gargaarin ha na gargaarsan”! Dhanka kale waxa ay Muqdisho ka hortimid guud ahaan xorriyaadkii aadaminimo iyo xaquuqdii dhibbanaha. Maanta Xamar waxa ay muujisay in sadaqad iyo dawaro ay ka doorbiddo wax wal oo kale oo qiyam ah.
Mohamed Hagi Mohamoud
Related posts:Abwaan WEEDHSAME Oo Gabay Baroordiiqa U Tiriyay Geerida Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax An Overview Of The Roles, Rights And Responsibilities of The Opposition and the Governing Body In a ... Ma Dhabaa in Qaar kamid ah Maamulka Gobolka Awdal Abaabulayaan Rabshado dhaca 18 May iyo Soo dhaway... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|