Hargeysa (WJN)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa waxa uu ka qayb-galay munaasabad ay 250 arday kaga qalin-jebinayeen Jaamacadda Islaamiga ah ee Beder faraceeda magaalada Hargaysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka