|
|||||
WAJAALE NEWS
Kulankii Maayarada Dalka oo Ka Furmay Magaalada Boorama
October 29, 2018 - Written by Reporter:Borama (WJN) – Ku dhawaad 17 Maayar ayaa waxa uu maanta maanta kulan balaadhan uga furmay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen masuuliyiinta ururka ay ku midoobeen Maayarada dalka ee Algasl ayaa waxaa looga hadlayay waxyaabaha ay qabtan doonaan dowladaha hoose ee dalku shanta sano ee soo socota.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|