Itoobiya iyo Culimada Islaamka oo Ka Arrinsanaya Nidaamka Ribo La’aanta Ah Ee Bangiyada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Itoobiya iyo Culimada Islaamka oo Ka Arrinsanaya Nidaamka Ribo La’aanta Ah Ee Bangiyada
October 29, 2018 - Written by Reporter:

Addis Ababa (WJN)- Magaalada Addis Ababa waxaa lagu qabtay shir ay ka soo qayb galeen Xukuumada faderaalka Itoobiya iyo qaar ka mid ah Culimaa u diinka Muslimiinta Itoobiya waxaana lagaga wadahadlyay sidii loo hormarin lahaa Bangiyada ku shaqeeya qaabka Islaamka waafaqsan, waxaa jira ilaa 10 bangi oo u shaqeeya qaabka aan ribada lahayn.

Hadaba Dr Nuur Cabdi Gudaal oo bare ka ahaan jiray in badan jaamacada Salangoor kuna takhasusay Dhaqaalaha Islaamka ah ayaa ka warramay waxyaabaha shirka looga hadlay iyo faa’iidadiisa, wuxaana ugu horryn la waydiiyay sababta loo xidhay Bangi la odhan jiray Zamzam Banki oo qaab Islaamka waafaqsan u shaqayn jiray.

Halkan hoose ka dhagayso faah-faahinta warkan

https://youtu.be/IVWZbhiYibI

COMMENTS
LINKS