Hay”adda Laanqayrta Cas oo Taakulaynaysa Dadkii Ay Saamaysay Duufaantii Sagal Ee Gobolada Galbeedka
October 31, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)- Hay”adda Laanqayrta Cas ayaa waxa ay biloowday mashruuc lagu taakulaynayo dadkii ay saamaysay duufaantii Sagal ee ka dhacday gobolada galbeedka Somaliland, Iyadoo mashruucaasi ay flinayso Hay”adda Bisha Cas.