|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudidda Dhaqaalaha Golaha Wasiirada Somaliland oo Kulan La Qaatay Ganacsatada Dalka
October 31, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Gudidda Siyaasada iyo miisaaniyada dhaqaalaha ee golaha Wasiirada Somaliland ayaa waxa ay maanta kulan balaadhan la qaateen qaar ka mid ah ganacsatada dalka. Kulankan oo qabsoomay hotel Kaah ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ay labada dhinac kawada hadleen sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|