Gudidda Beelaha Garxajis oo Si Adag Uga Hadley Gudi Loo Saaray Buugii Uu Qoray Wasiir Guri Barwaaqo iyo Fariin Ay U Direen Xukuumada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudidda Beelaha Garxajis oo Si Adag Uga Hadley Gudi Loo Saaray Buugii Uu Qoray Wasiir Guri Barwaaqo iyo Fariin Ay U Direen Xukuumada
October 28, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudidda beelaha Garxajis oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa waxa ay si adag uga hadlen gudiddi loo saaray buug uu qoray Wasiirka wasaarada Warfaafintu kaas oo ay sheegeen inuu kala diray guddoomiyaha Guurtidu.

Dhinaca kale Gudidda beelaha Garxajis ayaa waxa kale oo ay xukuumada ugu baaqeen inay xoriyadooda u soo celiso dad ay sheegeen inay u xidh xidhan yihiin Ganacsato iyo shaqsiyaad gaar ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS