Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Shaaciyay Natiijada Shirkadaha Ku Guulaystay Qandaraasyo Lagu Tartamay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Shaaciyay Natiijada Shirkadaha Ku Guulaystay Qandaraasyo Lagu Tartamay
October 30, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudidda qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa waxa ay maanta shaacisay natiijada shirkadaha ku gulaystay mashruuca qandaraasyo lagu tartamay oo laga hir galinayo dalka islamarkaana ay fulinayso xukuumadu.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS