|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Ku Dhawaaqay Shirkada Ku Guulaysatay Dhismaha Xarunta Kaydka Raashinka
October 7, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Gudida qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa waxa ay maanta ku dhawaaqeen shirkada ku guulaysatay qandaraska dhismaha ee xarunta kaydka raashinka. Munaasibadan lagu shaacinayay shirkada ku guulaysatay qandaraskan ayaa waxa ka soo qayb galay xubno ka socda gudida qandaraasyada qaranka, Maareeyaha Hay”adda kaydka raashinka iyo ka hortaga aafooyinka iyo Shirkadaha ku tartamay qandaraaska kaydka raashinka. Ugu horayn waxaa hanaankii uu soo maray qandaraaskani ka warbixiyay Agaasimaha guud ee Hay”adda Qandaraasyada Qaranka Somaliland Jamarte Saadle iyo Maxamed Xayd Diiriye “Dibjir” oo ka mid ah xubnaha gudida qandaraasyada qaranka
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO;-Oromada Ku Dhaqan Magaalada Hargaysa Oo Beeniyay Warar Laga Baahiyay Iyo In Ay Caruurta Xadaa... Xogo Dheeraada Ah Oo Ku Saabsan Weerar Nin Shaqaale Ka Ahaa Dugsiga H/Dhexe Ee Nuraadin Uu Maasajid ... Maraakiib Shisheeye Oo Xaaluf Ku Haya Bada Saylac Iyo Ugxaantii Kaluunka Oo Baco Lagu Mooriyay Oo D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|