Gudida Joogtada Ah ee Golaha Guurtida Somaliland oo Kulan La Yeeshay Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Joogtada Ah ee Golaha Guurtida Somaliland oo Kulan La Yeeshay Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa
October 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Maareeyaha Wakaalada Biyaha magaalada Hargeysa Maxamed Cali Daarood oo ay weheliyaan qaar ka mid ah injineerada gacanta ku haya mashruuca biyo balaadhinta caasimada Hargeysa ayaa xafiiskiisa kulan balaadhan kula qaatay gudida joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland, Isagoo faah-faahin dheeraad ah ka siiyay halka uu marayo mashruuca biyo balaadhintu.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS