|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Cadaaladda Jsl Oo Magacaabis, Isku Badal Iyo Shaqo Ka Saarid Ku Sameeyay Bahda Garsoorka ,
October 23, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Gudida Cadaalada jamhuuriyada somaliland Ayaa shir ay iskugu yimaadeen ku shaaciyay in ay sameeyeen isku shaandhayn iskugu jirta magacaabis, isku badal, shaqo ka saarid iyo digniin ku sameeyay bahda garsoorka somaliland Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee jsl Dr Aadan Xaaji Cali Ahna gudoomiyaha gudida cadaalada ayaa qoraal usoo saaray ku shaaciyay warkan oo kasoo baxay gudida cadaalada jsl ee Isku shaandhaynta Garsoorka ah. Halkan kaga Bogo Akhri; Warkan Oo faah faahsan,
https://www.youtube.com/
Related posts:"Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe oo Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo ka Difaacay Eedaymo ay Usoo Jediy... Raysal wasaare Abiy Oo Beesha Caalamka Uga Digay In Ay Soo Faro Galiyaan Arimaha Dagaal Ee Ka Socda ... Mujaahid Cali Guray Oo Dhaliilay Xeerka Diiwaangalinta Muwaadinka Ee Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Dh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|