|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Cadaaladda Jsl Oo Magacaabis, Isku Badal Iyo Shaqo Ka Saarid Ku Sameeyay Bahda Garsoorka ,
October 23, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Gudida Cadaalada jamhuuriyada somaliland Ayaa shir ay iskugu yimaadeen ku shaaciyay in ay sameeyeen isku shaandhayn iskugu jirta magacaabis, isku badal, shaqo ka saarid iyo digniin ku sameeyay bahda garsoorka somaliland Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee jsl Dr Aadan Xaaji Cali Ahna gudoomiyaha gudida cadaalada ayaa qoraal usoo saaray ku shaaciyay warkan oo kasoo baxay gudida cadaalada jsl ee Isku shaandhaynta Garsoorka ah. Halkan kaga Bogo Akhri; Warkan Oo faah faahsan,
https://www.youtube.com/
Related posts:DAAWO Xildhibaan OBAMA Oo Wacad Ku Maray In Wakiilada Mooshin Laga Keenayo Cidii Ka Dambsaysay Ciida... DAAWO; Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Ka Warbixiyay Qalab Muhiim Ah Oo Ay Keeneen, Shaaciyayna In A... Wasiir Cali Mareexaan Oo Dhulkii Ugu Badnaa Iibiyay Tan Iyo Markii Uu Madaxwayne Siilaanyo U Magacaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|