Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo Qurba Joogta Uga Xog Waramay Dib Haybayn Lagu Samaynayo Xisbiga iyo Xaalada Dalka
October 21, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeedinayay taageerayaasha xisbigaasi ee ku dhaqan cariga Ingiriiska uga xog waramay dib u habayn lagu samaynayo xisbiga iyo xaalada dalka.